Tafsiirka Quraanka oo dhan oleh Sheikh Umar Faaruuq
Aplikasi ini mengandungi Al-Quran oleh Sh Omar Faruq.
Aplikasi ini mengandungi Al-Quran, oleh Sheikh Omar Faaruuq, Allah Yarxam. Setelah beberapa waktu dan kerja keras, akhirnya kami telah melancarkan aplikasi Tafsiirka Quraanka ini, kami harap anda mendapat manfaat daripadanya Insya Allah.
Aplikasi ini akan membolehkan anda:
- Untuk mendengar pelajaran audio, berhenti sebentar, berhenti, ulangi, maju dan mundur
- Pelajaran akan berhenti jika anda menerima panggilan, setelah selesai, pelajaran akan disambung dari tempat anda pergi.
- Pelajaran audio berukuran sangat ringan, oleh itu tidak menggunakan data internet yang besar di sisi anda
- Anda juga boleh memuat turun keseluruhan Al-Quran dalam format membaca untuk mempermudah semasa mendengar pelajaran audio, anda tidak perlu terus berada di aplikasi audio semasa membaca Al-Quran, pelajaran audio tidak akan berhenti jika anda meninggalkannya
- Anda juga boleh berkongsi aplikasi Tafsiirka Quraanka dengan keluarga dan rakan
Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq, Allah Ha U Naxariisto. Kadib shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleesaney inaan App-kan casriyeysan soo galino, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.
Appkan Tafsiika Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad:
- Casharada dhageysatid, hakisid, istaajisid, ku celcelisid, horey u wadid, gadaal u wadid
- Inuu casharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana casharkii uu horey ka sii soconayo meshiisi
- Inuusan kaa cuneenin internet badan waayo casharada xajmigooda ama size-kooda waa yaryihiin
- Inaad kitaabkii Quraanka oo dhan oo akhris ahaan la soo dagi kartid si aad ula socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa, appka kaama istaagayo hadaad ka baxdo ood furatid appka Quraankii oo Akhris
- Inaad app-kan Tafsiirka Quraanka aad la wadaagi kartis ama share-gareyn kartid asxaabtaada iyo familkaaga