Barashada Luuqadaha ,Computer, Xisaabta iyo Science ka adigo gurigaga joogo
Applicationka waxkabaro collage online waa app kuu fududenayo in aad si sahlan ku barato luuqadaha Englishka Carabiga computerka qeybihiisa kala duwan xisaabta iyo Science.
Waxaa ka Helesa Koorsoyin Diploma ah oo tayadooda si fiican looga soo fakiray