Hir iyo Hiigsi


5.0 by Soomaal Technology
2020年09月28日 旧バージョン

Hir iyo Hiigsiについて

Hir Aqooneed Iyo Hiigsi Nololeed、Waa Qormo Ka Warameysa Arrimo Badan Oo Muhiima

Qormadani waa midhihii hawl muddo dheer qaadatay; Waxay ka turjumaysaa baraarujin dhinacyo badan leh。 Waxaanay ku curratay dareen horumar jacayl iyo himilo dheer ku salleysan; badheedhihiisuna uu yahay hanaqaadka geedisocod aqooneed oo ku gabagabooba guul、badhaadhe iyo nolol wanaagsan。

Dhiganahaniwaxa uu astaan​​ ollole u yahay、baahinta salka hore-usocodnimo iyo in cindiga bulshada lagu beero rajo; si looga jiro fudaydsiga iyo inay dalka dillaalaan。

Hadalka ayaa wuxuu ku soo ururayaa dhalinyarta、kuwaas oo ah isha kaliya ee ummadan。 Qormadani waa hir aqooneed、oo Waxay soo bandhigaysaa arrimo iyo qodobo horreeya oo horumarineed; kuwaasoo ku dayasho iyo ka barashoba mudan。 Sidoo kalena waa hiigsi nololeed、oowawa ku suggan madhaafaan iyo hogatusayaal lagu badhaadho oo in la dhabeeyaa ay haboon tahay、kuwaasoo horkacaaya ifafaaleyaal

loo asteeyay sarreedada bulshooyinka。

Runtiiwaxaan afeef ka leeyahay、arragtiyo iyo soo jeedimo u gaar ah qoraha、oo ka duulaya wanaag、se laakiin aanay khasab ahayn in la waafaqaa。 Qoraha qormada ayaa mas'uul ka ahwax kasta oo khalad ka yimaada。 Sidaasoo ay tahay、raaligelin buuxda ayaawaxaan ka bixinaynaa、wixii kasta ee eed ’yeesha; taasoo ah kaliya dhacdo oo aan loo kasin。

Waxaanu ka cuddur daaranaynaa wixii kasta ee la fahmi waayyo。 Hawshu si fiican bay ku gunaanadantay; haseyeeshee、intii diyaarinta iyo abbaabulka qormadu ay socotay、ayaawawaaa naga hor yimid caqabado dhowr ah。 Ruggo-xogeedyada iyo asalka ama raadraaca umuuraha horumarinta、oo balaadhan awgeedna、waxaanu isku daynay inaanu kuwa ug tayaysanワックスkasoo xigano。 Xogta qoranwaxaa ka mid ah qeybo xigasho oo toos ah、waxaana weheliya jaantusyo; kuwaasi oo aanu si dhamaystiran uga raaligelinayno dadkii lahaa xuquuqdii lahaanshiyaha、waayo way noo suuro gali wayday inaanu si dhab ah u xaqiijino。 Waxaanu se ka duulaynaa yool、oowaxaa halhayskayagu yahay hir aqooneed iyo hiigsi nololeed; halkaanawaxaa ah waajib iyo inaanu soo gudbino wixii kasta ee aanu bidno wanaag、cidii kastaa ha yeelato’e、anaga oo dhowrayna lahaanshiyaha。

最新バージョン 5.0 の更新情報

Last updated on 2020年10月13日
Waxaanu Ku Soo Kordhinay Muuqaalka Guud Oo Aanu Woxogaa Wax-KaBadal Ku Sameynay, Ads-na waanu ku soo darnay...

アプリの追加情報

最終のバージョン

5.0

投稿者

Amir Daus

Android 要件

Android 4.1+

報告

不適切な内容としてフラグ

もっと見る

APKPure Appを使用する

Hir iyo Hiigsiの旧いバージョンをダウンロードすることが可能

ダウンロード

APKPure Appを使用する

Hir iyo Hiigsiの旧いバージョンをダウンロードすることが可能

ダウンロード

Hir iyo Hiigsiの類似アプリ

Soomaal Technology からもっと手に入れる

発見