Use APKPure App
Get E-Ballami Dhakhtar old version APK for Android
E-Ballami Dhakhtar waa Illaaliyaha Wakhtigaaga 이요 발란 타다
Waa adeeg kuu sahlaya in aad si fudud u hesho dhakhtarka aad rabto.
Waa adeeg kuu sahlaya in aad balansan karto dhakhtarkaad u baahan tahay.
Waa adeeg bukaanka u fududeynaya la kulanka dhakhtarka.
Waa adeeg aad si fudud isku diiwaangelin karto adiga oo jooga gurigaaga, goobtaada ganacsi iyo meel kasta oo aad ku sugan tahay.
E-Ballami Dhakhtar waa Illaaliyaha Wakhtigaaga iyo Ballantaada.
Last updated on May 21, 2023
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
E-Ballami Dhakhtar
1.0 by Soomaal Technology
May 21, 2023