shuruDhise


sh003 oleh Looskey
Dec 14, 2020 Versi Lama

Mengenai shuruDhise

Way fiican tahay inaad ka shaqaysiiso Maskaxdaada !.

shuruDhise waa app yar oo kooban, waxaana ku jirta Ciyaaro maskaxeed ka caawina qof isticmaala inuu firfircooni gali maskaxdiisa, xasuustiisa iyo dadaalkiisaba.

shuruDhise waxa uu ka kooban yahay ciyaarahan:

- Isla-bixi: wixii isleh isla bixi.

- Tiradee maqan: raadi tirada maqan oo ku miizaan tirooyinka lagu siiyay.

- Jauh?: Raadi sawirka maqan adigoo la kaashanaya xasuustaada dhow.

- Badan Kee: dooro midka ugu badan.

shuruDhise waxa kale uu leeyahay meel aad ku ogaanayso natiijo ahaan waxa aad keentay. Iskudday inaad 100% keahlian dhamaantood.

INTAN KUMA EKAAN DOONO, waa la kordhin doonaa hadduu Alle idmo.

Apa yang baru dalam versi terkini sh003

Last updated on Dec 23, 2020
☑ Horumarin ayaa lagu sameeyay
☑ Sheekooyin ayaa lagu daray
☑ Cillado ayaa la xalliyay

Maklumat APLIKASI tambahan

Versi Terbaru

sh003

Dimuat naik oleh

Toàn Jin

Memerlukan Android

Android 4.0.3+

Laporkan

Tandai sebagai tidak sesuai

Tunjukkan Lagi

shuruDhise Alternatif

Dapatkan lebih banyak daripada Looskey

Cari