Use APKPure App
Get Soomaali Bible old version APK for Android
Perjanjian Baru Soomaali
Ereyga nolosha ee af Soomaliga ee Axdiga cusub (iyo Kitaabka oo dhan oo laga shaqeynaya) macnaha laga soo turjumay qoraalada luuqadihii asalka ahaa, oo si fudud loo akhrin karo loona fahmi karo. Akhristayaashaya la beegsanayo waa dadka asalkoodu yahay soomaali ee degan Bariga Afrika dan qurba joogta. Dhamaantood wey fahmni karaan lahjada dhexdhexaadka ah iyo qoraalka guud ahaan loo aqbalay ee loo isticmaalay Kitaabkaan Quduuska ah. Turjumaadaan ugu horeyntii waxaa loogu talagalay cibaado ahaan iyo qalab lagu gaaraayo dadka masiixiyiinta iyo kuwa aan masiixiyiinta ahaynba, kuna haboon dhalinyarada Soomaaliyeed. Turjumaanadu waxey u isticmaaleen NIV qoraalkooda aasaasiga iyagoo had iyo jeerba kasoo xiganaya afka Cibraaniga iyo kan Gariiga si ey u cadeeyaan macnaha. Turjumida waxaa ka mid ah hordhacyada buugagta ee loo isticmaalay qoraalo hoose si loo sharaxo muhiimada dhaqamadii hore ee lagu dhaqmayay. Dhamaan aayadaha shaki ka jiro waxaa lagu daray sharaxaada hoose.
Perjanjian Baru Kontemporari Somalia (Alkitab penuh dalam pembangunan) menterjemah makna teks bahasa asal, dan ia mudah dibaca dan difahami. Khalayak sasaran adalah penduduk asli Somalia di seluruh Afrika Timur dan diaspora. Semua kumpulan akan dapat memahami dialek pusat dan ortografi yang diterima umum yang digunakan dalam Bible ini. Terjemahan ini bertujuan terutamanya sebagai teks kebaktian dan jangkauan, yang dimaksudkan untuk kedua-dua orang Kristian dan bukan Kristian, dan sesuai untuk belia Somalia. Penterjemah menggunakan NIV sebagai asas kerja mereka dengan kerap merujuk kepada teks Ibrani dan Yunani untuk menjelaskan makna. Terjemahan termasuk pengenalan buku dan menggunakan nota kaki terhad untuk menerangkan amalan budaya kuno yang penting. Semua ayat yang meragukan disertakan dalam nota kaki.
Last updated on Aug 13, 2024
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Memerlukan Android
5.0
Category
Laporkan
Soomaali Bible
1.1 by Biblica, Inc.
Aug 13, 2024