We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.

Over shuruDhise

Manier fiican tahay inaad ka shaqaysiiso Maskaxdaada !.

shuruDhise waa app yar oo kooban, waxaana ku jirta Ciyaaro maskaxeed ka caawina qof isticmaala inuu firfircooni gali maskaxdiisa, xasuustiisa iyo dadaalkiisaba.

shuruDhise waxa uu ka kooban yahay ciyaarahan:

- Isla-bixi: wixii isleh isla bixi.

- Tiradee maqan: raadi tirada maqan oo ku miizaan tirooyinka lagu siiyay.

- Aaway ?: raadi sawirka maqan adigoo la kaashanaya xasuustaada dhow.

- Kee badan: dooro midka ugu badan.

shuruDhise waxa boerenkool uu leeyahay meel aad ku ogaanayso natiijo ahaan waxa aad keentay. Iskudday inaad 100% enthousiast voor dhamaantood.

INTAN KUMA EKAAN DOONO, waa la kordhin doonaa hadduu Alle idmo.

Wat is er nieuw in de nieuwste versie sh003

Last updated on Dec 23, 2020

☑ Horumarin ayaa lagu sameeyay
☑ Sheekooyin ayaa lagu daray
☑ Cillado ayaa la xalliyay

Vertaling Laden...

Aanvullende APP -informatie

Laatste Versie

Verzoek update van shuruDhise sh003

Geüpload door

Toàn Jin

Android vereist

Android 4.0.3+

Meer Info

shuruDhise Screenshots

Talen
Abonneer u op APKPure
Wees de eerste die toegang krijgt tot de vroege release, nieuws en gidsen van de beste Android -games en apps.
Nee bedankt
Aanmelden
Succesvol ingeschreven!
Je bent nu geabonneerd op APKPure.
Abonneer u op APKPure
Wees de eerste die toegang krijgt tot de vroege release, nieuws en gidsen van de beste Android -games en apps.
Nee bedankt
Aanmelden
Succes!
Je bent nu geabonneerd op onze nieuwsbrief.