We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.

Over Xeel-Daaq

xeelDAAQ, waa hage ku baraaya sidii aad u sameysan lahayd ganacsi kugu filan.

xeelDAAQ, waa hage si kooban kuu tusaaya dhacdooyinka

suurogalka ah ee aad la kulmi karto, hayaanka-hawleed intaad

ku gudajirto. Marleyna ma aha inay kuwaa laftoodu dhacaan

ama inay dhici doonaani. Dhugo oo kaliya, dabeedna qaado

ga ‟aankaaga. Waa saddex miduun aragti ahaan oo waa: hadal, hawl iyo waxqabad, ama hiil. Xeeldaaqna waa intaba.

Bahda qalinlayda iyo gole aqooneed kasta waxa dhex iyo nud u

ahi waa boorrin iyo tusaalayn. Waana gudbin ujeedadoodu iyo

inay baahiyaan wixii kastee ay u gartaan samo iyo inuu

ogaansho u qalmo. Qormaduna intaasi yuunbay ka duulaysaa,

oo waxa ula-jeedadu tahay in dhalinyar badani ku dhiirato

bilawga arrin u gaara, iyo abbaabulka hawl ay iskood u

yeeshaan maaraynteeda. Hab raacu waa kala gedismi karaa

siday ayaamihii tagay werinayaan. Lama hayo jid toosan oo

laysla yaqaano inuu dhab u daadihiyo guusha, mana jiro mid ka

ag dhow oo isna yeedhiya meerisyadda ay cawda saldhiga ahi

ka tolan tahay. Hubaashii se, dhabbada la maraayo, hubka la sito iyo gunaanadka intaba waa lagu kala gedisan yahay. Cid kastoo tidhaahda jarranjaradaa qaad, iyo taa kale u marna run may sheegin. Layskaga mid maaha xagna, oo lagama midaysna humaaga kore mooyee wax boerenkool. Kaliya waxa la wadaagaa waa hanaanka qorshaymeed, hab-samida iyo rabitaanka guusha.

Wat is er nieuw in de nieuwste versie 5.0

Last updated on Nov 26, 2020

Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka guud oo aanu qurxinnay...Iyo Woxogaa Ads ah oo aanu ku darnay...

Vertaling Laden...

Aanvullende APP -informatie

Laatste Versie

Verzoek update van Xeel-Daaq 5.0

Geüpload door

إيمان شعيب

Android vereist

Android 4.1+

Meer Info

Xeel-Daaq Screenshots

Abonneer u op APKPure
Wees de eerste die toegang krijgt tot de vroege release, nieuws en gidsen van de beste Android -games en apps.
Nee bedankt
Aanmelden
Succesvol ingeschreven!
Je bent nu geabonneerd op APKPure.
Abonneer u op APKPure
Wees de eerste die toegang krijgt tot de vroege release, nieuws en gidsen van de beste Android -games en apps.
Nee bedankt
Aanmelden
Succes!
Je bent nu geabonneerd op onze nieuwsbrief.