Beeciye


3.0.6 by TABAARAK ICT SOLUTIONS
2019年02月06日 歷史版本

關於Beeciye

Sifudud isaga iibi alaabtaada庫納iibso。

Waa maxay adeega Beeciye?

Beeciye waa adeeg casri ah oo leh website iyo mobile APP oo ay kuu keentay shirkadda Tabaarak ICT Solutions.

• Waa suuq ay ku kulmayaan dadka wax iibinaya iyo macaamiisha ka iibsanaya. Qofkasta oo wax iibinaya, sida guryaha, gawaadhida, dharka ,alaabta celiska ah iyo kuwa cusub,xoolaha, IWM. waxa uu galin karaa oo ku iibin karaa alaabtiisa Beeciye.

• Supermarket-yada, hotel-lada, dahablayaasha, shirkaddaha dhismaha iyo qof kasta oo ganacsi leh wuu adeegsan karaa adeega Beeciye.

• Waa isku xidhaha dalka iyo dibadda iyo soo dhoweeyaha alaab aad in badan raadin lahayd.

Muxuu gooni la yahay?

• Si fudud iskaga diinwaan geli ama ku gal facebook ama Google account-gaaga.

• Ku xidhnoow iibiyaha aad dooneysid alaabihiisa si aad ula socoto dhaqdhaqaaqa alaabihiisa.

• Si fudud ayaad u heleysaa ogeysiis ku saabsan qofka aad ku xidhantahay alaabaha uu soo geliyo.

• Waxa uu leeyahay kala bedelasho alaab

• Waa suuq aad alaabtaada ku soo bandhigan karto.

• Toos ayaad gorgortami kartaa iibiyaha alaabta aad ka heshay.

• Raadin fudud iyo masaafo kooban.

Faaiidooyinka oo u leeyahay bulshada

• Waa lacag la,aan

• Waqtiga ayuu kuu beekhaaminaa

• Si fudud ayaad u arkeysaa alaabaha aad dooneyso.

• Si fudud ayaa isaga iibin kartaa alaabahaada.

• Macaamiil badan oo meela kala gadisan joogta ayaad ku xirmeeysaa

Sidee loo isticmaalaa?

• Kala soo deg play store adiga oo ku qoraaya Beeciye

• Sameeyso username and password ama ku gal Facebook account ama Google account

• Markii aad soo gasho waxaad awood u leedahay inaad badeecadaada ku soo bandhigto adiga oo sawir kaqaadaya ama sawir hore soo galinaya sidoo kale waxaa awood u leedahay inaad aragto badeecado horay loo soo galiyay adiga toos ula xariiri kara qofka iska leh

Waxaa arki doona alaabta aad soo galisay malaayin qof oo macaamiil ah.

Sidee ayaad u iibsan kartaa badeeco

• Ku dhufo badeecadda aad rabta korkeeda ama magaceeda

• Waxa arki doontaa faahfaahinta alaabta sida magaca, nuuca, tirada, lacagta, qofka iska leh macluumaadkiisa iyo halka ay taalo.

Adeega beeciye waxa uu kuu sahlayaa inaad si fudud ula xariirto qofka badeecadda iska leh adiga oo waliba sameeyn kara inaad ka iibsato, inaad alaab kale uga bedeleto, inaad beeca kala hishiiso.

最新版本3.0.6更新日誌

Last updated on 2019年02月16日
share location
send image
phone varification
android 8 notification fixed
bugs solved

更多應用信息

最新版本

3.0.6

上傳者

Nair Dall Agnol

系統要求

Android 4.2+

舉報

舉報不當內容

更多

下載 APKPure App

可在安卓獲取Beeciye的歷史版本

下載

下載 APKPure App

可在安卓獲取Beeciye的歷史版本

下載

Beeciye相關應用

TABAARAK ICT SOLUTIONS 開發者的更多應用

最新發現