Xeel-Daaq


5.0 von Soomaal Technology
Sep 28, 2020 Alte Versionen

Über Xeel-Daaq

xeelDAAQ, waa hage ku baraaya sidii aad u sameysan lahayd ganacsi kugu filan.

xeelDAAQ, waa hage si kooban kuu tusaaya dhacdooyinka

suurogalka ah ee aad la kulmi karto, hayaanka-hawleed intaad

ku gudajirto. Marleyna ma aha inay kuwaa laftoodu dhacaan

ama inay dhici doonaani. Dhugo oo kaliya, dabeedna qaado

geh ‟aankaaga. Waa saddex miduun aragti ahaan oo waa: hadal, hawl iyo wachsqabad, ama hiil. Xeeldaaqna waa intaba.

Bahda Qalinlayda Iyo Gole Aqooneed Kasta Waxa Dhex Iyo Nud u

ahi waa boorrin iyo tusaalayn. Waana gudbin ujeedadoodu iyo

inay baahiyaan wixii kastee ay u gartaan samo iyo inuu

ogaansho u qalmo. Qormaduna intaasi yuunbay ka duulaysaa,

oo wachsa ula-jeedadu tahay in dhalinyar badani ku dhiirato

bilawga arrin u gaara, iyo abbaabulka hawl ay iskood u

Yeeshaan Maaraynteeda. Hab raacu waa kala gedismi karaa

siday ayaamihii tagay werinayaan. Lama Hayo Jid Toosan Oo

laysla yaqaano inuu dhab u daadihiyo guusha, mana jiro mid ka

ag dhow oo isna yeedhiya meerisyadda ay cawda saldhiga ahi

ka tolan tahay. Hubaashii se, dhabbada la maraayo, hubka la sito iyo gunaanadka intaba waa lagu kala gedisan yahay. Cid kastoo tidhaahda jarranjaradaa qaad, iyo taa kale u marna run kann sheegin. Layskaga mid maaha xagna, oo lagama midaysna humaaga kore mooyee wachskohl. Kaliya wachsa la wadaagaa waa hanaanka qorshaymeed, hab-samida iyo rabitaanka guusha.

Was ist neu in der neuesten Version 5.0

Last updated on Nov 26, 2020
Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka guud oo aanu qurxinnay...Iyo Woxogaa Ads ah oo aanu ku darnay...

Zusätzliche APP Informationen

Aktuelle Version

5.0

Von hochgeladen

إيمان شعيب

Erforderliche Android-Version

Android 4.1+

Bericht

Als unangemessen kennzeichnen

Mehr anzeigen

Use APKPure App

Get Xeel-Daaq old version APK for Android

Download

Use APKPure App

Get Xeel-Daaq old version APK for Android

Download

Xeel-Daaq Alternative

Erhalte mehr von Soomaal Technology

Entdecken