Xeel-Daaq


5.0 oleh Soomaal Technology
Sep 28, 2020 Versi lama

Tentang Xeel-Daaq

xeelDAAQ, wa hage ku baraaya sidii aad u sameysan lahayd ganacsi kugu filan.

xeelDAAQ, waa hage si kooban kuu tusaaya dhacdooyinka

suurogalka ah ee aad la kulmi karto, hayaanka-hawleed intaad

ku gudajirto. Marleyna ma aha inay kuwaa laftoodu dhaca

ama inay dhici doonaani. Dhugo oo kaliya, qabado dabeedna

pergi 'aankaaga. Waa saddex miduun aragti ahaan oo waa: hadal, hawl iyo waxqabad, ama hiil. Xeeldaaqna waa intaba.

Bahda qalinlayda iyo gole aqooneed kasta waxa dhex iyo nud u

ahi waa boorrin iyo tusaalayn. Waana gudbin ujeedadoodu iyo

inay baahiyaan wixii kastee ay u gartaan samo iyo inuu

ogaansho u qalmo. Qormaduna intaasi yuunbay ka duulaysaa,

oo waxa ula-jeedadu tahay di dhalinyar badani ku dhiirato

bilawga arrin u gaara, iyo abbaabulka hawl ay iskood u

yeeshaan maaraynteeda. Hab raacu waa kala gedismi karaa

siday ayaamihii tagay werinayaan. Lama hayo jid toosan oo

laysla yaqaano inuu dhab u daadihiyo guusha, mana jiro mid ka

ag dhow oo isna yeedhiya meerisyadda ay cawda saldhiga ahi

ka tolan tahay. Hubaashii se, dhabbada la maraayo, hubka la sito iyo gunaanadka intaba waa lagu kala gedisan yahay. Cid kastoo tidhaahda jarranjaradaa qaad, iyo taa kale u marna run may sheegin. Layskaga pertengahan maaha xagna, oo lagama midaysna humaaga kore mooyee lilin kale. Kaliya waxa la wadaagaa waa hanaanka qorshaymeed, hab-samida iyo rabitaanka guusha.

Apa yang baru dalam versi terbaru 5.0

Last updated on Nov 26, 2020
Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka guud oo aanu qurxinnay...Iyo Woxogaa Ads ah oo aanu ku darnay...

Informasi APL tambahan

Versi Terbaru

5.0

Diunggah oleh

إيمان شعيب

Perlu Android versi

Android 4.1+

Laporkan

Tandai sebagai hal yang tak patut

Tampilkan Selengkapnya

Use APKPure App

Get Xeel-Daaq old version APK for Android

Unduh

Use APKPure App

Get Xeel-Daaq old version APK for Android

Unduh

Xeel-Daaq Alternatif

Mendapatkan lebih banyak dari Soomaal Technology

Menemukan