We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.

Tentang Sheekh Isaxaaq

Sh.Isaxaaq wuxuu ku dhashay magaalada Samaara ee dalka Ciraaq sannadkii 488-Hijr

Magaalada Samaarra waxay ahaan jirtay Caasimada maamulka Cabbaasiyiinta sannadihii 221-278 Hijra (AD836-891) ka hor intaan caasimadda loo soo wareejin magaalada Bagdaad. Waxaana muuqata inuu Sheekh Isaxaaq magaaladaasi ku soo barbaaray, kuna bilaabay barashada diinta Islaamka iyo afka carabigaba.

Simpan ahaatee duruufuhu umay saamixin inuu magaaladaasi dari sii noolaado. Waayo, isagoo weli caruur ah, ayuu awoowgii go a aansaday inuu Ciraaq ka haajiro oo uu iskaga guuro, dan Anda juga dapat menemukan me ma maulul ma wamulkaasi ka wado cadaadinta iyo xasuuqa.

Qoraalada xilliyadaasi ka warramayaana, waxay si faahfaahsan uga warramayaan cadaadiskii iyo xasuuqii lagu hayey dadka Aala-Baytka ah ee Xasan iyo Xuseen ku abtirsada, gaar ahaan culimada waaweyn.

Taasoo abuurtay inay culimo badani isqariyaan ama ay ka haajiraan dalka Ciraaq.

Sannadkii 498 Hijra (AD1105) ayuu Maxamed bin Xuseen oo Awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq ka soo haajiray magaalada Samaaraa ee dalka Ciraaq.

Waxaan hari ini dhammaan xaasaskiisii, carruurtiisii, iyo wixii ay sii dhaleen, oo isugeynta tiradoodu kor u dhaaftay 90 qof. Waxayna u soo haajireen magaalada Madiina. Sagaal wiil oo saddex bahood kala ah ayuu dhalay Maxamed bin Xuseen oo awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq.

Apa yang baru dalam versi terbaru 3.0

Last updated on Oct 21, 2021

Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka Hore Oo Aanu Qurxinay...
Android 6 kana Waa Lagu Isticmaali Karaa Hadda...

Terjemahan Memuat...

Informasi APL tambahan

Versi Terbaru

Permintaan Sheekh Isaxaaq Update 3.0

Diunggah oleh

ทัตเทพ จันทร์ทบ

Perlu Android versi

Android 4.0.3+

Available on

Mendapatkan Sheekh Isaxaaq di Google Play

Tampilkan Selengkapnya

Sheekh Isaxaaq Tangkapan layar

Bahasa
Berlangganan APKPure
Jadilah yang pertama mendapatkan akses ke rilis awal, berita, dan panduan dari game dan aplikasi Android terbaik.
Tidak, terima kasih
Mendaftar
Berlangganan dengan sukses!
Anda sekarang berlangganan APKPure.
Berlangganan APKPure
Jadilah yang pertama mendapatkan akses ke rilis awal, berita, dan panduan dari game dan aplikasi Android terbaik.
Tidak, terima kasih
Mendaftar
Kesuksesan!
Anda sekarang berlangganan buletin kami.