เราใช้คุกกี้และเทคโนโลยีอื่น ๆ บนเว็บไซต์นี้ เพื่อปรับปรุงประสบการณ์การใช้งานของคุณ
การคลิกลิงก์ใด ๆ ในหน้านี้แสดงว่าคุณยินยอมในส่วนของ นโยบายความเป็นส่วนตัว และ นโยบายคุกกี้ ของเรา
ตกลง ฉันยินยอม เรียนรู้เพิ่มเติม

เกี่ยวกับ Sheekh Isaxaaq

Sh.Isaxaaq wuxuu ku dhashay magaalada Samaara ee dalka Ciraaq sannadkii 488-Hijr

Magaalada Samaarra waxay ahaan jirtay Caasimada maamulka Cabbaasiyiinta sannadihii 221-278 Hijra (AD836-891) ka hor intaan caasimadda loo soo wareejin magaalada Bagdaad Waxaana muuqata inuu Sheekh Isaxaaq magaaladaasi ku soo barbaaray, kuna bilaabay barashada diinta Islaamka iyo afka carabigaba

Hase ahaatee duruufuhu umay saamixin inuu magaaladaasi ku sii noolaado Waayo, isagoo weli caruur ah, ayuu awoowgii ไป‟ aansaday inuu Ciraaq ka haajiro oo uu iskaga guuro, ถ้าคุณ uga fogaado meelaha maamulkaasi ka wado cadaadinta

Qoraalada xilliyadaasi ka warramayaana, waxay si faahfaahsan uga warramayaan cadaadiskii iyo xasuuqii lagu hayey dadka Aala-Baytka อา ee Xasan iyo Xuseen ku abtirsada, gaar ahaan culimada waawn

Taasoo abuurtay inay culimo badani isqariyaan ama ay ka haajiraan dalka Ciraaq

Sannadkii 498 Hijra (AD1105) aaau Maxamed bin Xuseen oo Awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq ka soo haajiray magaalada Samaaraa ee dalka Ciraaq

Waxaana la socday dhammaan xaasaskiisii, carruurtiisii, iyo wixii ay sii dhaleen, oo isugeynta tiradoodu kor u dhaaftay 90 qof. Waxayna u soo haajireen magaalada Madiina Sagaal wiil oo saddex bahood kala ah ayuu dhalay Maxamed bin Xuseen oo awoow และ ahaa Sheekh Isaxaaq

มีอะไรใหม่ใน 3.0 เวอร์ชันล่าสุด

Last updated on Oct 21, 2021

Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka Hore Oo Aanu Qurxinay...
Android 6 kana Waa Lagu Isticmaali Karaa Hadda...

กำลังโหลดการแปล...

ข้อมูล แอป เพิ่มเติม

เวอร์ชันล่าสุด

ส่งคำขออัปเดต Sheekh Isaxaaq 3.0

อัปโหลดโดย

ทัตเทพ จันทร์ทบ

ต้องใช้ Android

Android 4.0.3+

แสดงเพิ่มเติม

Sheekh Isaxaaq ภาพหน้าจอ

ภาษา
สมัครสมาชิก APKPure
เป็นคนแรกที่เข้าถึงการเปิดตัวข่าวและคำแนะนำเกี่ยวกับเกมและแอพ Android ที่ดีที่สุด
ไม่เป็นไรขอบคุณ
ลงชื่อ
สมัครสมาชิกสำเร็จ!
ตอนนี้คุณสมัครเป็นสมาชิก APKPure
สมัครสมาชิก APKPure
เป็นคนแรกที่เข้าถึงการเปิดตัวข่าวและคำแนะนำเกี่ยวกับเกมและแอพ Android ที่ดีที่สุด
ไม่เป็นไรขอบคุณ
ลงชื่อ
ความสำเร็จ!
ตอนนี้คุณสมัครรับจดหมายข่าวของเรา