We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.

Giới thiệu về Sheekh Isaxaaq

Sh.Isaxaaq wuxuu ku dhashay magaalada Samaara ee dalka Ciraaq sannadkii 488-Hijr

Magaalada Samaarra waxay ahaan jirtay Caasimada maamulka Cabbaasiyiinta sannadihii 221-278 Hijra (AD836-891) ka hor intaan caasimadda loo soo wareejin magaalada Bagdaad. Waxaana muuqata inuu Sheekh Isaxaaq magaaladaasi ku soo barbaaray, kuna bilaabay barashada diinta Islaamka iyo afka carabigaba.

Hase ahaatee duruufuhu umay saamixin inuu magaaladaasi ku sii noolaado. Waayo, isagoo Weli caruur ah, ayuu awoowgii go ‟aansaday inuu Ciraaq ka haajiro oo uu iskaga guuro, si uu uga fogaado meelaha maamulkaasi ka wado cadaadinta iyo x.

Qoraalada xilliyadaasi ka warramayaana, waxay si faahfaahsan uga warramayaan cadaadiskii iyo xasuuqii lagu hayey Dadka Aala-Baytka ah ee Xasan iyo Xuseen ku abtirsada, gaar

Taasoo abuurtay inay culimo badani isqariyaan ama ay ka haajiraan dalka Ciraaq.

Sannadkii 498 Hijra (AD1105) ayuu Maxamed bin Xuseen oo Awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq ka soo haajiray magaalada Samaaraa ee dalka Ciraaq.

Waxaana la socday dhammaan xaasaskiisii, carruurtiisii, iyo wixii ay sii dhaleen, oo isugeynta tiradoodu kor u dhaaftay 90 qof. Waxayna u soo haajireen magaalada Madiina. Sagaal wiil oo saddex bahood kala ah ayuu dhalay Maxamed bin Xuseen oo awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq.

Có gì mới trong phiên bản mới nhất 3.0

Last updated on Oct 21, 2021

Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka Hore Oo Aanu Qurxinay...
Android 6 kana Waa Lagu Isticmaali Karaa Hadda...

Đang tải bản dịch ...

Thông tin thêm Ứng dụng

Phiên bản mới nhất

Yêu cầu cập nhật Sheekh Isaxaaq 3.0

Được tải lên bởi

ทัตเทพ จันทร์ทบ

Yêu cầu Android

Android 4.0.3+

Hiển thị nhiều hơn

Sheekh Isaxaaq Ảnh chụp màn hình

Ngôn ngữ
Đăng ký APKPure
Hãy là người đầu tiên có quyền truy cập vào bản phát hành, tin tức và hướng dẫn sớm của các trò chơi và ứng dụng Android tốt nhất.
Không, cám ơn
Đăng ký
Đăng ký thành công!
Bây giờ bạn đã đăng ký APKPure.
Đăng ký APKPure
Hãy là người đầu tiên có quyền truy cập vào bản phát hành, tin tức và hướng dẫn sớm của các trò chơi và ứng dụng Android tốt nhất.
Không, cám ơn
Đăng ký
Thành công!
Bây giờ bạn đã đăng ký nhận bản tin của chúng tôi.