Xeel-Daaq


5.0 توسط Soomaal Technology
28/09/2020 نسخه‌های قدیمی

درباره‌ی Xeel-Daaq

xeelDAAQ ، waa hage ku baraaya sidii aad u Sameysan lahayd ganacsi kugu filan.

xeelDAAQ ، waa hage si kooban kuu tusaaya dhacdooyinka

suurogalka ah ee aad la kulmi karto، hayaanka-hawleed intaad

ku gudajirto. مارلیا من آها اینا کواا لافتودو Dhacaan

ama inay dhici doonaani. Dhugo oo kaliya ، dabeedna qaado

برو ‟aankaaga. Waa saddex miduun aragti aaan oo waa: hadal، hawl iyo waxqabad، ama سلام. Xeeldaaqna waa intaba.

Bahda qalinlayda iyo gole aqooneed kasta waxa dhex iyo nud u

ahi waa boorrin iyo tusaalayn. Waana gudbin ujeedadoodu iyo

اینا باهانان wixii kastee ay u gartaan samo iyo inuu

ogansho u qalmo. Qormaduna intaasi yuunbay ka duulaysaa،

oo waxa ula-jedadu tahay in dhalinyar badani ku dhiirato

bilawga arrin u gaara، iyo abbaabulka hawl ay iskood u

yeeshaan maaraynteeda. Hab raacu waa kala gedismi karaa

siday ayaamihii tagay Comeayaan. Lama hayo jid toosan oo

laysla yaqaano inuu dhab u daadihiyo guusha، mana jiro mid ka

ag dhow oo isna yeedhiya meerisyadda ay cawda saldhiga ahi

کا تولان تائی Hubaashii se، dhabbada la maraayo، hubka la sito iyo gunaanadka intaba waa lagu kala gedisan yahay. Cid kastoo tidhaahda jarranjaradaa qaad، iyo taa kale u marna run may sheegin. Layskaga mid maaha xagna، oo lagama midaysna humaaga kore mooyee kale wax. Kaliya waxa la wadaagaa waa hanaanka qorshaymeed، hab-samida iyo rabitaanka guusha.

جدیدترین چیست در نسخه‌ی 5.0

Last updated on 26/11/2020
Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka guud oo aanu qurxinnay...Iyo Woxogaa Ads ah oo aanu ku darnay...

اطلاعات تکمیلی برنامه

آخرین نسخه

5.0

بارگذاری شده توسط

إيمان شعيب

نیاز به اندروید

Android 4.1+

گزارش

گزارش محتوای نامناسب

نمایش بیشتر

جایگزین Xeel-Daaq

از Soomaal Technology بیشتر دریافت کنید

کشف کنید